Labo kamida Kuwii Diley Caisha oo maanta la toogtay

Sadexdii Dambiile ee loo haystay Kursiga iyo Dilka Marxuumad Caisha Ilyaad ayaa laba kamida la qisasay saaka iyadoo Waalidka Marxuumada ay goobjoog ahaayeen.

Ninka Sadexaad waxaa dib loo dhigay kiiskiisa sida uu sheegay Ilyaas oo ah Anaga Caisha.

Faahfaahinta Warkaan dhowaan naga Filo.