Daawo : – Somaaliya waxaa Nabad ka hortaagan Shakhsiyaad Wasiir Mareeye oo kale ah oo laba Carab leh, midna Somaliland ku difaaca, midna Reer Puntland iyo Reer Muqdisho isku dira

Somaaliya ha sugin in Nabad iyo Dibu heshiisiin buuxdaa ka dhacado inta Shakhsiyaad Calooshooda u shaqeystayaal ahi Xilal Wasiirnimo ah ka hayaan.

Wasiir Maareeye waa laba Carable aan iska warqabin oo ku ilbaxay sida looga shaqeysto Siyaasada Dhalanteedka ah ee Muqdisho ka jirta.

Subixiina Somaliland iyo Beeshiisa ayuu difaacaa, galabtiina Cayda iyo Aflagaadada Puntland buu Casho uga helaa Villa Muqdisho.

Halkan ka dhageyso isagoo Somaliland difaacaya