Muuise Biixi oo Adis Ababa u duulay galabta

Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi syaa maanta wuxuu sadat dalka Itoobiya halkasoo uu ku sugnaan doono Sadex Maalmood oo beri laga bilaabo.

Madaxtooyada Soomaaliland Faahfaahin kama aysan bixin safarka Madaxweynaha aan ka ahayn inuu u baxay Arimo shaqo.

Warar waxaa jira sheegaya in Raysal wasaaraha Itoobiya uu Casumay oo uu doonayo inuu la kulansiiyo Madaxweyne Farmaajo, laakiin warkaas way ka gaabsadeen Madaxtooyada Soomaaliland .

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa iminka waxay ku sugan yihiin Adis Ababa.

Puntlandi.com. Hargeysa