Daawo Wasiir C/rashiid Janan : – ” Kulane iyo waxaa jira Rag awood fara badan lagu siiyay shaati qabiil oo Villa Somalia jooga, kuwaas oo ku riyoonaya weli Dawladii Kacaanka ee ay ula baxeen Naaso badan ee ka burburtay “

Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirshiid Janan ayaa markii u horaysay ka warbixiyey Afduubkii loogu gaystay Muqdisho.

Wasiirku wuxuu sigaara ugu mahadceliyey Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo uu sheegey iney u istaageen qadiyada soo dayntiisa.

Wuxuu ka warbixin cida kandambeysa afduubkiisii iyo Sababta rasmiga ah ee loo afduubay.

Hoos ka daawo Video-ga oo dhamaystiran