Sidee Axmed Madoobe ku yimid Bosaso

Salaadii hoe ee Maanta waxaa la shaaciyey in Madaxweyne Axmed Madoobe uu kusoo hakan doono Muqdisho, laakiin Qorshaha Safarka Madaxweynaha sidaas ma ahayn.

Waxaa Cabdinaasir wali uu jiro Dagaalkii Siyaasadeed ee ka dhexeeyey Villa Soomaaliya iyo Kismaayo in kastoo ay Cadahay in Jubbaland ay ka gudubtay Dagaal siyaasdeedkii u bdhexeeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Reer Jubbaland hadana wali ma jirto goob lagu heshiiyey,

Madaxweyne Axmed Madoobe Safarkiisu wuxuu kasoo bilowdey Kismaayo, wuxuuna watay Diyaarad Khaasa oo si toosa ugasoo duushay Kismaayo.

Sida Puntlandi,com ay Warka ku hayaan hada Marna qorshuhu ma ahayn in Madaxweyne Axmed Madoobe uu soo maro Muqdisho .

Diyaaradu waxay siday Wafdiga Madaxweynaha oo kakoobnaa Labadiisa Gole iyo Ganacsato.

Sida la qorshaynayo Sadex maalmood ayuu joogayaa Puntland.

Puntlandi.com