Daawo Sawiro hor leh, soo dhaweyntii Sayid Axmed-ka Jubbaland “Reer Bosaso oo xusay dib u Doorashadiisii” ,

Madaxweynaha Dowlada Jubbalan wuxuu noqdey Maduulkii u horeeyey ee Reer Bosaso ay wadada iyo Garoonka Diyaaradaha usoo istaageen iyagoon u kala harin, Wuxuu helay soo dhaweyntii ugu wayneyd ee Reer Bosaso sameeyaan.

Madaxweyne Deni ayaa hogaaminayay Soo dhaweeyayaasha Madaxweynaha Jubbaland oo tan iyo markii dib loo doortay uu Safarkiisii ugu horeeyey uu maanta ku yimid Puntland.

Hoos ka daawo Sawirada