Axmed Karaash oo shir gudoonshay Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland. (Sawiro)

Dowladda Puntland oo uu shir Guddoominayey Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa todobaadkan looga hadlay Arrimaha Amniga, La-dagaalanka Ayaxa,Daah-furka ururka xirfadlayaasha caafimaadka, Xuska halgankii daraawiishta iyo soo bandhigidda Istaraatiijiyadda wacyi-gelinta iyo arimo kale.

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska dowladda Puntland Cali Xassan Axmed Sabareey ayaa ka warbixiyey qodobadii shirka kasoo baxay.

Hoos ka daawo Sawirada