Boqor Burhaan Boqor Muuse oo ka qayb galay Aaska Suldaan Qaamuus

Boqor Burhaan ayaa sigaara loogu casumay ka qaybgalka Aaska Suldaan Qaamuuska Dalka Cusmaan oo todobaadkii hore geeriyooday.

Kumayaal Shacab Reer Puntland ah ayaa boqolaal sano waxay ku noolaayeen Dalka Cuman iyagoo Xiriir gaara lalahaa Qoyska Suldaan Qaamuus iyo Saldanadiisa, waana Sababta loo casumay Boqor Burhaan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa isna la cumar maadaama uu yahay Madaxweynaha Soomaaliya.