Gudiga Doorashada Galmudug EeMadaxweyneXaaf Magacaabay oo so dhajiyey Jadwalka Doorashada

Gudiga Doorashada Madaxweyne Xaaf uu dhowaantaan magacaabi jiray ayaa waxay maanta soo dhajiyeen Jadwalka Doorashada, waxayna sheegeen in Diiwaan galinta Musharixiinta Madaxweynaha ay dhacayso 27 janaayo.

25 ka bishaana janaayo waxaa isna la dooranayaa Gudoonka Baarlamaanka.

Madaxweyne Xaaf oo iminka ku sugan XaafadaBaraxley ee Magaalada Gaalkacyo ayaa wuxuu wadaa wadatashi uu la leeyahay Odoyaal dhaqameedka wuxuuna Dadaal ugu jiraa inuu isu keeno Odoyaasha soo jireenka ah ee Deegaanka.
Hadii ay taasi dhacdana wuxuu Xaaf helayaa jaanisui Kusoo dhiso Dowlad ka awood badan tan Dhuusamareeb.

Hoos ka eeg Warqada