Al-Shabaab oo weeraray Kenya mar kale

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa weerar gaadmo ah waxay ku qaadeen Deegaanka Kamuudey oo ka tirsan Gaarisa, Deegaanka ay weerareen waxaa ku yaal Saldhig Ciidan mmmsna cada in ay weerarka ku qaadeen Saldhiga.

Macalimiin gaaraysa labo ayay Maleeshiyadu dileen iyo Qof kale.

Dowlada Kenya wali kama aysan hadal balse Dadka Deegaanka ayaa ku soo waramayaa in weerarkaan uu dhacay saaka Aroortii, mana cada tirada Maleeshiyaadka weerarka soo qaadey iyo Khasaaraha Rasmiga ah.

Puntlandi.com
Nairobi