Wasaarada Caafimaadka Puntland oo Shacabka ku wargalinayaa in Visa Caafimaad oo Hindiya ah laga bixin doono Garowe

Safaarada Hindiya ee fadhigeedu yahay Nairobi ayaa Qunsuliyad waxay ka furaneysaa Garowe, Qunsuliyadaasoo furaan doonta Maalmo gaara.

Warqad kasoo Baxdey Wasaarada Arimaha Caafimaadka ee Puntland ayaavHay”adaha Dowliga ah waxay fartay in Shacabka laga caawiyo Visaha.

Dadka Visaha la siinayo waa iney soo maraan dhakhtar ka Diiwaan gashan Wasaarada kadibna ay Wasaaradu Cadayn ku sameysaa, sidaan sivqaldan loogu adeegsan Adeegaan.

Hoos ka eeg Warqada