Puntland oo diiday Sharcigii Batroolka ee Xukuumada Federaalka “Dowlada Puntland ayaa Masuul ka ah Kheyraadka Puntland”

Dowlada Puntland ayaa ka horyimid Sharciga Batroolka ee Wasiirka Kheyraadku uu soo diyaariyey ka dibna Baarlamaanku meel mariyey.

Puntland Qoraal ay soo saartay ayay ku muujiyeen sababta ay u diideen waxayna Xuseen in Sharcigaan uu yahay mid aan Dastuuri ahayn.

Kheyraadka Puntland ku jira Puntland ayaa wakiil ka ah cidna uguma daba fariisanyaan ilaa si lawada aqbali karo Sharcigaan uu soo xarxariiqay Wasiirku,m”.. Waxaa sidaas Puntlandi.com u sheegay mid kamida Xildhibaanada Puntland.

Hoos ka akhriso Qoraalka D.Pl