Sargaal Daacish ka tirsanaa oo ku geeriyooday Xabsi Muqdisho ku yaal

Mahdi Mohamud Cabdi (Abuu Yaasiin) oo Xabsi dheer ku Xukunaa isagoo ku eedeysnaa inuunkamid ahaa Hogaamiyaasha Daacish isla markaasna uu horay uga tirsanaa Al-Shabaab ayaa Xabsiga ku geeriyooday Shalay Xanuun awgiis.

Ninkaan ayaa wuxuu kayimid Dalka Ruushka oo uu Dhalasho ka haystay, inkastoo uu Soomaali ahaa.
Dhanka Dowlada kama aysan hadal Geerida ninkaan.

Puntlandi.com
Muqdisho