Geeri “ Yusuf Ahmed Kheyr oo London ku geeriyooday”

Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee waxay Xalay oo Arbaco ah ku geeriyooday Magaalada London Yusuf Axmed Kheyr.

Marxuumku wuxuu soo qabtay Jagooyin badan wuxuuna qayb ka ahaa dhismihii iyo kobcintii Puntland.

Wuxuu soo qabtay jagooyin sarsare oo ay ugu dambeeyey Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland iyo Wasiirka Amniga Puntland.

Ilaahay ha u naxariistee Marxuumka, Waxaan halkaas uga tacsiyeynayaan Caruurtii iyo Ehelkiisii iyo Guud ahaan Shacabka Puntland Geerida ku timid Marxuumka, Isagana Dambi dhaaf iyo Jano waarta Ayaan Illaahay uga baryeynaa. Aaaaaaamiiin Aaaaaamiiin

Puntlandi.com