Faysal Cali Waraabe “ Axmadow Caleema Saarkaagii inaan imaaday ahayd ee Hambalyo””

Faysal Cali Waraabe ayaa booqasho ugu tagay Hotelka uu Degan yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ku sugan Nairobi.

Waraabe ayaa sheegey inuu damacsanaa inuu yimaado Caleema saarkii Madaxweyne Axmed Madoobe balse Arimo Siyaasadeed oo Hargeysa ka jiray ayaan u suura galin.

Taas badalkeeda wuxuu Faysal hada u Hambalyeeyey Axmed Madoobe.