Golaha Guurtada Soomaaliland oo Boqortooyo u xuubsiibanaya, 2 Sano oo loo kordhiyey , waxay jirsadeen 15 sano

Golaha Wakiilada Iyo Golaha Guurtida Soomaaliland ayaa ku heshiiyey in Qoloba Wolada kale ay Wakhtiga u kordhiyaan.

Golaha Guurtidu waxay Wakhtiga u kordhiyey mudo 3 sano ah Baarlamaanka.

Baarlamaankiisa waxay laba sano u kordhiyey Golaha Guurtida.

Mudo kordhintaan ayaa u muuqata mid ay ku heshiiyeen labada Gole.

Puntlandi.com
Hargeysa