Madaxweyne Deni oo Safar shaqo ku aadey Emaraatka Carabta

Madaxweynaha Dowlada Puntland ayaa Galabta wuxuu safar shaqo ugu dhoofay Dalka Enerateka Carabta halkasoo uu Casumaad rasmi ah ka helay.

Safarka Madaxweynaha waxaa ku weheliyey Xubno ka tirsan labada Gole wuxuuna ku maqnaanayaa mudo todobaad ah.

Puntlandi.com
Garowe