Breaking News—Mudaharaad xoogan oo laga qabanqaabinayo Muqdisho

Warar hoose oo Warbaahinta Puntlandi.com ay heleen ayaa sheegaya inuu si hoose uu Muqdisho uga socdo qaban qaabada Mudahaar wata kacdoon ka dhan ah Madaxweyne Farmaajo.

Mudaharaadka waxaa qaban qaabinaya qolyo lagu sheegay U dhaqdhaqaaqa Dimoqoraadiyada iyo Xoriyqda Shacabka, sida ay Warbaahinta Puntlandi.com ay Xogta ku hayaan Mudaharaadkaan kuma luglaha Xisbiyada inkastoo Hadaladii Shalay y jeediyeen Madaxtooyada hore ee Dalka iyo Mudahardku uu isku ujeedo yahay.

Mudahaardkaan wuxuu ka dhan yahay Xukuumada Madaxweyne Farmaajo waxaana la qabanqaabinayaa inuu ku bilowdo ku dhowaad Kontan kun oo Qof inay ka qaybqaadato.

Puntlandi.com
Muqdisho