Daawo Waare oo u hanjabay Diyaaradii saaka geysay Xasan Sh iyo Sh.Shariif Magaalada Baledweyne

Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Waare ayaa wuxuu sheegay in ay talaabo ka qaadayaan Diyaaradii Saaka Baledweyne u qaadey Labadii Madaxweyne ee Hore Xasan Sheikh Maxamuud iyo Sheikh Shariif.

Hoos ka daawo