Breaking News— Diyaaradii Baledweyne u qaadey Sheikh Shariif iyo Xasan Sheikh oo isgaarsiintii laga jaray, dirqina uga degtay Baledweyne

Diyaarad ay saaraayeen Madaxweynayaashii hore Xasan Sheikh iyo Sheikh Shariif oo kusii jeedey Baledweyne ayaa maanta waxay Khatar u gashay iney meel cidla ah caga dhigato kadib markii Isgaarsiintii Xamar iyo Baledweyne laga dirtay.

Sida ay Xogta ku heleen Howlwadeenada Warbaahinta puntlandi.com Diyaaradu mudo saacado ah ayay Hawada heehasbeysay nasiib wanasg xili dambe ayay dirqi ugusoo degtay Baledweyne.

Wariye saaraa Diyaarada wuxuu yiri “ Nasiib wanaag dhulkaan soo caga dhiganay.

Puntlandi.com
Baledweyne