Wadada Bosaso Garowe oo Dayac tirkeedu bilaabanayo

Wadada laamaha ee isku xirta Bosaso iyo Garowe ayaa lagu wadaa in dhismeheedu uu bilowdo maanta oo Axada 19.11.2019, Waxaa sidaas Puntlandi.con wasaarada Gaadiidka Puntland.

Shirkadii Shiinaha oo horay u dhigtay Garoonka Diyaaradaha Bosaso ayaa qayb ka ah Dayactirka Wadada, waxaana la qorsheeyey in mudo kooban ay ku dhameeyaan Mashruuca.

Wadada Waxaa la doonayaa in la balaariyo oo la casriyeeyey.