Habmalyo iyo Tahniyada Arooska Fahad Cusmaan Khaliif iyo Muna Cabdirisaq Cali Af-baashe oo ka dhacay Magaalada Århus ee Dalka Danmark

Waxaa Tobaadkii hore Arooskooda iyo Aqal galkoodu ka dhacay magaalada Århus ee Dalka Danmark Fahad Cusmaan Khaliif iyo Muna Cabdirisaq Cali Af-baashe.

Munaasabadaa faraxda iyo reyreynta leh ee dhismaha Qoyskaa cusub awgeed waxaa halkan Duco iyo Tahniyada uga diraaya.

DHammaan;

Hooyo Diib axmed SHiikh-Doon

Axmed-Yaasiin Max’ed Sooyaan,Xaaskiisa iyo caruurtiisa

CabdiGhani Max’ed Sooyaan,Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Cabdrazaaq Max’ed Sooyaan,Xaaskiisaiyo caruurtiisa

Cabdi-Rashiid Max’ed Sooyaan, Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Yaasmiin Max’ed Sooyaan

Ilham Maxe’d Sooyaan, Odeygeeda iyo caruurteeda.

Cabdullaahi Max’ed Sooyaan,Xaaskiisa iyo caruurtiisa.

Sidoo kale Jaaliyada Somaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Århus ee Dalka Danmark Waxay hambalyo iyo boogaadin taas la mid ah u dirayaan Fahad Cusmaan KHaliif iyo Muno Cabdi-Razaaq Cali Af-B’ashe oo dhowaan ku aqal galay magaallada Aarhus ee dalka Denmark, waxayna Alle uga baryayaan inay noqdaan labadii isku baraara oo gurigooda 
lagu soo hirto waxayna leeyihiin” بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في خير”  Aamiin.