Habraaca Doorashada Gudoonka Baarlamaanka iyo Wakhtiga Doorashada

Puntland waxaa mar kale ka dhacayo Doorasho, Waxaa Sanadkaan Gudihiisa Marlabaad aan dooran doonaa Gudoomiye Baarlamaan.

Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka sPuntland oo maalmo ka hor lagu dhawaaqay ayaa soo bandhigay habraaca Doorashada, waxayna Doorashadu dhacaysaa Khamiistii 14 bishaan Novembar.

Hoos ka Akhriso Habraaca