Breaking News—- Ciidamadii Amisom Uganda ee ilaaliya Amaanka Madaxweyne Farmaajo oo lagu badalay Ciidan itoobiyaan Amisom ah

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Dalbadey in Amaanka Villa Doomaaliya ay la wareegaan Ciidamo Itoobiyaan ah, kuwasoo badali doona Ciidamada Uganda ee hada ilaaliya Amaanka Villa Soomaaliya.

Lama oga sababta keentay in Xiligaan la badalo Ciidanka Ugandheyska ee Ilaaliya Masuuliyiinta Soomaaliya, waxaase loo badinayaa in arintaan ay qayb ka tahay u diyaargarowga Doorashada Soomaaliya.

Saraakiisha Hogaamiya CiidamadaUgandhaayaa waxay gacan saar iyo asxaabnimo la Wadahadal qaar kamida Hogaamiyayaasha XisbiyadaDalka, Halka Itoobiya iyo Madaxdahada uu hada ka dhexeeya Xiriir fiican.

Xiligii Sargaalku loogu yeeri jiray Gabre uu qaybta ka ahaa Siyaasadii Soomaaliya waxaa hadabadaley Toboneeye Gabre oo Muqdisho iyo Baydhabo fadhiya.

Todobaadkii hore waxay Villa Soomaaliya ay ka dalbatay Saraakiisha Itooboya in lasoo xiro Sadex Gudoomiye Degmo oo ka tirsan gobolka Gedo, waxaa tagaaa loo dhaadhiciyey Xabsi Ciidan oo ku yaal Gudaha Itoobiya.

Puntlandi.com
Adis ababa