Kumuu ahaa Cabdikariin M.Farax Dhagaweyne oo ku geeriyoodey falkii Xalay ka dhacay Baarlamaanka

Marxuumka oo la taagan Madaxweyne Deni

Cabdikariin Maxamed Farax Dhagaweynr Illaahay naxariistii Jano haka waraabiyee Ganacsade oovqura ma uusan ahayn wuxuu ahaa Masuul ka Tirsan Dowlada apuntland.

Wuxuu ahaa Agaasime ku Xigeenkii laantacSocdaalka iyo Jinsoyadaha Ee Puntland, Dadka yaqaan waxay ku tilmaameen Masuul sare oovaadvuvyaqaan shaqadiisa, wuxuu ahaa Nin aad looga yaqaaney Magaalada Garowe.

Marxuumku wuxuu u geeriyooday dhawac kasoo gaaray Israsaasayntii Xalay ka dhacday Magaalada Garowe, Xabad ayaa ugu tagtay Goobtiisa Ganacsiga oo ku taalay meel ugu yaraan hal KM u jirta Baarlamaanka.

Dhamaan Howlwadeenada Puntlandi waxay ka tacsiyeynayaan Geerida Marxuumka.

Marxuumka oo la taagan Madaxweyne Deni