Baarlamaanka Puntland oo Magacaabay Gudiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka

Kadib markii saaka Xilka laga qaaday Gudoomiye Dhoobo Daareed wuxuu Baarlamaanka Puntland gudo galay Wadadii ay ku dooran lahaayeen Gudoomiye Cusub.

Waxaa la magacaabay Gudoøiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo loo magacaabay 7 Xubnoof,
Hoos ka akhriso