Breaking News— Xildhibaanada Puntland oo Xilkii ka qaadey Gudoomiye Dhoobo

Kadib Arinta Xalay dhacday waxay soo dadajisay In uu Gudoomiye CabdiXakiin Dhoobo uu xilkiisa waayo.

Codka kalsoonida ayaa saaka loo qaadey Gudoomiyaha, Waxaana laga qaadey Xilka.

49 Xildhibaan ayaa u cadeeyey in Xilka laga qaado Gudoomiyaha, Cabdicasiis Cabdullaahi oo ah Gudoomiye Xigeenka ayaa sheegay in Xilka qaadista Gudoomiyaha loo maray qaab sharciyeysan

Puntlandi.com
Garowe