TACSI : – Allaah ha u naxariistee Marxuum Axmed Xirsi Maxamed oo galabta ku geeriyooday magaalada Nairobi

INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICIIN

GEERIDU WAA XAQ.

Allaah ha u naxariistee waxaa galabta oo aheyd Arbaco 6.11.2019 ku geeriyooday magaalada Nairobi ee cariga Kenya Marxuum
Axmed Xirsi Maxamed.

Geeridaa naxdinta leh ee ku timd Marxuum Axmed Xirsi Maxamed iyagoo ka tiiraaneysan waxaa halkan Tacsi ka diraya :

Cabdullaahi Xaashi Maxamed iyo Eedo Amina Cali Guure
Dhamaan Qoyska Reer Cabdullaahi Xaashi Lugay.

Muxiyadiin Cabdi Kawis iyo dhamaan Qoyska Reer Cabdi Kawis.
Dhamaantood waxay Marxuumka Allaah uga baryayaan Dembi dhaaf iyo naxariis.

Sidoo kale waxay Tacsi u dirayaan Adeer Cabdulqaadir Xirsi Maxamed,Qoyskii,Awlaadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuumku,waxeyna Alle uga baryayaan inuu samir iyo iimaan ka siiyo.