Gudoomiye Xigeenkii Shabeelaha Hoose oo la dilay

Magaalada Afgooye waxaa lagu diley Omar Maxamud Cilmi (Cumar Carabeey), oo ahaa Gudoomiye Xigeenkii Gobolka Shabeelaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Marxuumka ayaa Gudihiisa lagu weeraray halkasoo toogasho lagu dilay.

Dilkasn waxaa geystay koox hubeysan oo weeraray gurigiisa, Waxaana durbagoobta gaaray Ciidamo laakiinuma aysan suura galin iney qabtaan kooxdii falka geysatay.

Cidana kama aysan hadal Dilka mana jirto cid sheegatay ilaa hada.

Puntlandi.com
Muqdisho