Boolis Kenyan ah oo ku geeriyoodey Qarax miino Xuduuda Soomaaliya

Taliska Booliska Kenya ayaa qoray in ay weerar mini lagu dilay dhowr Qof oo ka tirsan Booliska Kenya xili ay howlgal shaqo oo ay ku illaalinayeen Xuduuda ay ku jireen.

Qoraal ay soo saareen Taliska Bileyska Kenya ayaa lagu sheegay in Booliska howlgalka ku jira uu gaarigii ay wateen ay haleeshay qarax mini, tirada rasmiga ah ee ku geeriyooday Qaraxa Lama shaacin.
Hoos ka akhriso Qoraalka kasoo baxay Taliska Booliska Kenya