Breaking News—Madaxweynihii hore Xasan Sheikh “ Galmudug faraha lagala baxo, Waa in ay ka dhacdaa Doorashadii Jubbaland oo kale”

Madaxweynihii hore Xasan Sheikh Ayaa khubadiusii Caleema saarka wuxuu red dusha uga tuuray Dowlada Federaalka oo uu ku eedeeyey inay khalkhal ku hayaan Galmudug.

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in Dastuurka aysan meelna uga qorayn in Dowlada Dhexe ay Magacawdo Gudi Doorasho.

Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud wuxuu yiri

  • “Wiilal Yar yar oo agaasimayaal ah in Galmudug Gudi looga dhigo waa sharci daro, wax la aqbalo kara ma aha, Galmudug waa innay ka dhacdo Doorashadii ka dhacday Jubbaland oo kale”

Dhanka kale Madaxweynihii hore  Ee Dalka wuxuu Xukuumada ku eedeeyey Musuq maasuqay isagoo yiri. Isagoo dhoola cadeynayaa…

  • Waan la soconaa Qoraalkii Hanti dhowrka Guud ee uu yiri Malaayiin Follar baa la Xalay, hadana waan ognahay maalmo ka dib in loo yeeray Hanti dhowrkii oo la yiri kanoqo. Hadalkaagii hore”

puntlandi.com

kismaayo