Live —Kismaayo.. Xaflada Caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe oo daqiiqado ka dhimanyihiin bilowgeeda

Kismaayo waxaa ku sugan Siyaasiyiinta iyo Masuuliyiinta Soomaaliya ugu tunka weyn marka laga Teebo Madaxweyne imFarmaajo iyo Raysal wasaare Kheyre, Waxaa jooga Ninka labaad ee ugu Awooda Badan Siyaasada Kenya Aaden Bare, Waxaa jooga Taga ugu Cascasey ee loo badaniyao in midkood uu noqon doono Madaxweynaha Badali doona Madaxweyne Farmaajo, Hadaan isaga mar kale la dooran, Madaxweyne Deni oo ah Ninka ugu Awooda badan Maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ayaa isna jooga.

Waxaa Kismaayo ku sugan inta badan Xildhibaanada labada Aqal ee Federaalka, waxaa jooga in ka badan 200 oo marti kale ah.

Waxaa la sugaaba waa Madaxweynaha intaanoo Masuul ay madaxiisa ku yimaadeen Axmed Maxamed Islaam , Waxaa la sugayaa in Xafladu furanto, Hoolka loo diyaariyey Xaflada Waxaa diyaar ku ah Marti sharafta la cusumay, waxaase wali imaan Masuuliyiinta Martida ah.

Goordhow ayaa si toosa looga daawan doonaa daafaha Caalamka.

Kala soco Puntlandi.com