Madaxweynihii hore Sheikh Shariif iyo Siyaasi CC oo Kismaayo gaaray

Waxaa iyana si diiran loogusoo dhaweeyey Kismaayo Madaxweynihii hore Shariif Sheikh Axmed iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur.

Labada Masuul ayaa waxay ka qayb galayaan Caleema saarka Madaxweyne Axmed Madoobe.

Madaxweyne Shariif wuxuu ahaa Masuulkii u horeeyey ee aqbala Casumaada Axmed Madoobe wuxuuna qorshihiisubahaa inuu Kismaayo tago mar hore maskin darase taasi ma dhicin oo waxaa is Muqdisho ku hor istaagay DF.

Puntlandi.com
Kismaayo