Madaxweyne Deni oo jamcada ku wajahan Kismaayo

Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo Madaxweyne Denivayaa jamcada waxay u safrayaan Magaalada Kismaayo si ay uga qayb galaan caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland,

Magaalada Garowe waxaa Jamcada ka baxaya Isimo iuo wafti labada Gole ka kooban oo uu horkaca Madaxweynuhu, waxayna ka qaybgalayaan Caleema saarka aaxmed Madoobe”Wacaa sidaas Puntlandi u sheegay Sargaal ka tirsan Madaxtoouada,

Sargaalkubwuxuu kaloo noo sheegay in Madaxweynuhu uu Beri kulamo muhiim ah la yeelan doono wafuud,

Puntlandi,com
Garowe