Muxuu Deni ugu yeeray. Wasiirada Federaalka ee Reer Puntland

????????????????????????????????????

Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa wuxuu la kulmay Wasiirada Federaalka ee kasoo Jeeda Puntland.

Sida xogta ay ku hayaan Warbaahinta Puntlandi.com Madaxweyne Deni ayaa u yeeray Wasiirada si wada tashi ah.

Wararka aan helayno waxay Sheegayaan in Puntland ay ka walwalsan tahay qaabka ay wax uga socdaan Muqdisho iyadoo dhanka kelens ay Jiraan Guux Siyaasadeed oo ka dhan ah Xukuumada Federaalka kasoo khatar ku ah Amaanka Muqdisho.

Walwalka Puntland ayaa ku aadan in Dowladnimadii Wakhtiga la galiyey ay burbur to, taasaana keentay in Madaxweyne Deni uu u yeero Wiilasha Muqdisho ka jira.

Madaxweyne Deni wuxuu kaloo la kulmay Xubno ka socda labada Aqal ee Federaalka.

Wali war rasmi ah kamasoo bixin kulamada ka socda Bosaso.

Wixii kasoo kordha kala soco Puntlandi.com