Musiqmaasuq baahan oo ay sameysay DF oo la ogaadey, Hanti dhowra DF oo lagu dhigan yahay iyo isagoo jawaabay

Waxaa soo baxday in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay dhex fadhido fadeexad kunsaabsan Milyanis Dollar oo la musuq maasuqay, iyo Malaayiin Dollar oo lawaysan yahay meelay jaanis iyo cirib dhigeen.

Villa Soomaaliya waxay eeda dusha ka saartay Hanti dhowra Guud oo aya ku eedeeyeen inuu shaqadiisii uu qaban waayay, eedaan ayaa timid kadib markii Hanti dhowra Guud ee Xukuumada Maxamed Cali Afgooye uu kashifay Lacagaha la musiqmaasuqay.

Musiqmaasuqa ugu qayb wuxuu ka jiraa Xafiisyda Raysal wasaaraha iyo kanMadaxweynaha, Wasaaradaha qaarkood iyo Hay’ada CID.

Wasaaradaha la eedeeyey waxay sanad walba leeyihiin Miisaaniyad loo qoondeeyey, waAna Wasaaradaha qabta lacagta ugu badan ee Xukuumada Soo gasha.

Wasaarada Howlaha Duulista oo ay soo gasho lacagta Hawada Soomaaliya ayaa lagu eedeeyey iney musuqmaasuqday Malaayiin dollar oo Wasaarada soo gashay laakiin waxay ay sheegeen in lacagtaas ay Wasaarada dib ugu noqotay. Lacagtaas waxay ahayd inay si toosa ugu dhacdo Qasnada Dowlada, wixii kharasha oo dheeraada oo wasaaradu ay u baahato oo ka baxsan Miisaaniyada loo qoondeeyay, waxay wasaaradu sharci u leedahay inay ka dalbato Wasaarada Maaliyada iyadoo Qoraal ku cadeynaysa Sababta ay ugu baahan tahay lacagtaas.laakiin ma dhicin.

Hanti dhowra Qaranka wuxuu ogaadey in lacago databasen oo siyaabo kala duwan kusoo galay gacanta Hay’adaha Dowlada ay koox gooni ah si gaara u maamulaan iyagoon lagusoo farin Miisaaniyada.

Kooxdaan waxay ka koobantahay Wasiiro iyo Shaqsiyaad ka shaqeeya Xafiisyada Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha, waxayna hoos taagan Madaxweynaha iyo Raysal wasaaraha.

Kooxdaan Markay ka warheleeb in Hanti dhowrka Qaranka Maxamed Afgooye uu kur aad joogo Lacagaha la musuqmaasuqay waxay isku dayeen iney ka hortagaan oo isaga ay shaqada ka qaadaan.

Waxaa hada Buuq ka taagan yahay Xafiiska Hanti dhowrka Guud iyo Villa Soomaaliya.

Puntlandi.com
Muqdisho

Maxamed Afgooye, Hanti dhowrka Guud ee DF
Maxamed Afgooye, Hanti dhowrka Guud ee DF