Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo u hanjabay Turkiga

Madaxweynaha Maraykanka ayaa hanjabaad culus wuxuu Bartiisa Twitter-ka udoo mariuey Dowlada Turkiga oo uu yiri Waxaan Burburinayaa dhaqaalahooda haday isku dayaan inay sameeyaan Waxaan kala galiyey.

Arintaan ayaa timid ka dib markii Trump uu sheegay inuu Ciidankiisa kalsoo baxayo waqooyiga Syria, Turkiguna ay sheegeen in ay saacad walba ay Ciidankoodu tagi karaan Goobaha ay Maraykanku baneeyeen hadii ay dareemaan xaalad ka dhan ah iyaga inay iskubdayaan Ciidamada Kurdigu.

Madaxweyne Trump ayaa ka carooday hadalka Turkiga iyohanjabaada ay u jeediyeen Kurdiyiinta oo ay saaxiib dhow yihiin Maraykanka.

Wuxuu Trump uu Bartiisa Teoterka soo dhigay hadalkaan

  • As I have stated strongly before, and just to reiterate, if Turkey does anything that I, in my great and unmatched wisdom, consider to be off limits, I will totally destroy and obliterate the Economy of Turkey (I’ve done before!). They must, with Europe and others, watch over..
  • Sidii aan horayba u sheegay, oo aan mar labaad ku celceliyey, haddii Turkigu sameeyo wax kasta  oo kasoo horjeedaa hadalkayga,, dulqaadkayga, gebi ahaanba waan burburin doonaa oo baabi’in doonaa Dhaqaalaha Turkiga (Horay ayaan u sameeyey!) . Waa inay, Yurub iyo kuwa kaleba ilaashadaan Turkiga.

Siyaasiyiinta Mucaaradka Maraykanku wali jawaab kama imaan hadalka Trump.

 

puntlandi.com