Madaxweyne Xigeenka Jubbaland oo la kulmay Gudiga Amniga iyo Saraakiil Amisom

Madaxweyne Xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aaden ayaa kulan uu la qaatay Gudiga Amniga Jubbaland iyo Saraakiisha Amisom ee Jubbaland wuxuu ka dhagaystay Xaalada Amni ee Guud ahaan Jubbaland.

Gudiga Amniga Jubbaland oo ka warbixiyey Xaalada Amaan ayaa waxay sheegeen in Jubbaland Amaankeeduvaad u sareeya ayna Ciidanka la socdaan dhaqdhaqaaq walba oo Anni daro isku daya.

Gudigu waxay sheegeen in Amisom iyo Ciidanka Jubbaland ay dhaqdhaqaaq Ka wadaan Deegaanka hoos taga Gobolka Gedo.

Dhan ka kalena Saraakiisha Amisom waxay iyana ka warbixiyeen qaabka ay uwada shaqeeyaan laamaha Amniga Jubbaland.

Puntlandi.com
Kismaayo