Xisbiga Himilo Qaran oo dacweeyey Villa Soomaaliya

Xisbiga uu hormuudka ka yahay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sh. Axmed ayaa dacwad ka dhan ah Xukuumada Federaalka waxay u gudbiyeen Maxkamada Sare.

Waxay Xukuumada ku eedeynayaan iney ku xadgudubtaybMadaxweyne Shariif Sheikh Axmed oo ay si sharci daro ah uga hor istaageen inuu safro.

Shir jaraa’id oo Xisbigucqabtay ayay ku sheegeen iney Maxkamada sare la tiigsadeen Xakuumada.

Mudo Sadex todobaad laga joogo ayaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheikh Axmed waxaa loo diiday inuu Kismaayo u dhoofin, arintaasi waxay dhalisay caro badan oo ka dhan ah Xukuumada Edersslka, waxaa si gaara farta loogu diiwaan In Madaxweyne Farmaajo uu bixiyey Amarka lagu xanibay Shariif Sheikh Axmed.

Puntlandi.com
Muqdisho