Kenya waxaa ka bilaabanaya Talaalka Malaariyada

Maanta waxaa Kenya Laga bilaabayaa Talaalka Malaariyada oo Guud ahaan Dalkaka dhici doonta, ololaha ayaa wuxuu qayb ka yahay la dagaalanka Cudurka Dilaaga ah ee Malaariyo.

Qaramada Midoobey iyo Dowlada Kenya ayaa iska kaashanaya Mashruucaan oo la filayaa in lagu talaabo Caruur fara badan ayaa wuxuu soconayaa mudo aan la cayimin.

Talaalkaan waxaa lagu bilaabayaa marka hore Caruurta ka yar 10 sano.

Dalalka Malawi iyo Ghana ayaa horay loogu guulaystay Mashruucaan,Kenya waa Dalkii sadexaad oo hada laga hirgaliyo olole baaxadweyn oo naacaan ah oo lagu dagaalamayo Malaariyada.

Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Kenya waxaa loogu baaqayaa inay ka faa’iideystaan Talaalkaan.

Xasuusana hadii Caruurtaada lagu talaalo Kenya oo aad Dal kale u haajirto waa inaad Dhakhaatiirta Wadamada aad degto aad ku wargalisaa in Caruurtaada ay haystaan Talaalka Malaariyada, Wayna wanaagsan tahay hadaad helayso Waraaqcadeynaysa nooca Talaalka inaad haysato oo xafido,waayo caruurta marka cuduro klarlagt daweynayo waa Muhammed in la ogyahay Dawada jorkooda ku jirta nooceeda.

Puntlandi.com
Nairobi