Shirka Maalgashiga Puntland oo dhowaan firma doona

Shirweynaha Maalgashiga Puntland ayaa Axada wuxuu ka furmayaa Magaalada Garowe, waxaana makarafoonka marka ugu horeeya loo dhiibayaa oo Furaya Madaxweyne Dani.

Ganacsato, Shirkada waaweyn iyo kuwa yaryar, Wafuud ka socda Wadamada aan Saaxiibka nahay ayaa kasoo qayb galaya, kuwasoo danaynaya iney maalgalin ku samaystaan Puntland.

Kulanka waxaa lagusoo bandhigayaa kaalinta Dowlada Puntland ay ka qaadanayso ilaalinta hantida Gaarka loo leeyahay iyo sidii Puntland u xaqiijin karto in Maalgaliyaashu uu maalgashigooda loo ilaalin karo.

Ganacsatada Doomaaliyeed oo kakala imaanaya Dalka oo dhan ayaa iyana la casumay.

Puntlandi.com kala soco Shirwaynaha

Puntlandi.com
Garowe