Madaxa Ciidamada Itoobiya oo sheegay in ay qabteen Dad looga shakisan yahay ISIS Daacish

General Berhanu Jula Oo ah Kuxigeenka Janaraalka ugu sareeya Ciidanka Itoobiya ayaa wuxuu sheegay in Sirdoonka Ciidanka Itoobiya ay qabteen Shaqsiyaad ISIS ka tirsan kuwasoo Abaabul ka waxay Gudaha Itoobiya.

Janaraal Barhanu wuxuu yiri waayadaanba waan dans soconay waxayna Warren Abaabul, Dad badan ayay xiriiro la samayn jireen, hadana gacantaan ku haynaa oo baaritaan Ayaan wadnaa.

Wuxuu intaas ku daray in Shacabku aysan walwalin, oo Ciidamada iyo Sirdoonkooduba ay ku kalsoonaadaan.

Faahfaahin dheeraada lagama bixin Dadka la qabtay iyo jinsoyadooda.

Wixii faahfaahina kala soco Puntlandi.com

Puntlandi.com
Adis Ababa