Maxkamada Aduunka oo Oktobar diraysa dhagaysiga Dacwadii Bada Soomaaliya

Warsaxaafadeed kasoo baxay Maxkamada Aduunka ayaa lagu sheegay in dib loo furayo dhagaysiga Dacwada Soomaaliya iyo Kenya ee muranka Bada.

Bisha Oktobar 4 teeda ayaa dhagaysiga kowaad dhacaysaa, halka isla totobaadkaasna Wareega labaad uu dhici doono.

Dhagaysiga dacwada ayaa wuxuu dhici lahaa bilowga bishaan Septembar laakiin Kenya ayaa horay waxay u dalbatay in dhagaysiga dib loogu dhigo, Waana laga yeely.

Waakan hoose Warsaxaafadeedkii