Wasiir Cabdirshiid Xasan Janan wuxuu u afduuban yahay arimo Siyaasadeed

Sida se Warbaahinta Puntlandi.com ay Xog rasmi ah ku hayaan waxaa hor istaagay Madaxweyne Farmaajo in lasii Daayo wasiir Cabdirasgiid Janan.

Jamcadii ayaa ladiidaynlahaabwasiirka laakiin waxaa siindeyntiisa kanwarhelay Madaxtooyada, Amar deg deg ah oo sitoos ah ugasoo baxay Madaxweyne Farmaajo ayaa lagu amray in uu laga bilaabo hada uu Wasiirku ku xiran yahay Amar Madaxweyne, waxaana lagusiibdeyn karaa oo qura Amar Madaxweyne. Waxaa sidaas lagusoo koobay Fariin yar oo ka timid Madaxweynaha.

Maalmihii lasoo dhaafay waxaa socday waan waan lagusiibdeynayo Wasiirka oo kantirsan Maamulka Jubbaland, waan waantasoo guul laga gaaray laakiin guushaas waxaa hor istaagay Madaxtooyada.

Sargaal ka tirsan Jubbaland oo qayb ka ahaa Gudi u xilsaaraa soo deynta Wasiirka ayaa Puntlandi.com u xaqiijiyey in Janan uu u Xirannyahay Arimo Siyaasadeed.

Wasiir Janan waxaa xarigiisa markii hore loo tiigsadey inuu Dambiyo ka galay Gobolka Gedo laakiin mudo Sadex bilood laga joogo ayaa Kiiska noocaan ah Lau waayay.

Madaxda Dowlada Federaalka ayaa u muuqda inay ku fashilmeen wada shaynta Maamul Goboleedyada iyo Awoodqaysiga Dalka tasoo khatar ku ah Qaranimada iyo wada jirta Soomaaliya.

Puntlandi.com
Kismaayo