Ogaysiis ku socda Jaaliyadaha Mataanaha ah ee Reer Canada “ Xaflada soo dhaweynta Doorashada Madaxweyne Sayid Axmed Madoobe”

Jaaliyadaha Mataanaha ah ee Reer Kanada Waxaa lagu wargalinayaa in Magaalada Toronto ay ka dhagayso Xaflad lagusoo dhaweynsyo looguna dabaal dagayo Doorashadii Lagu doortay Madaxweyne Axmed Madoobe.
Xafladu waxay ka dhacaysaa

21?Sep.2016
Time 9 PM Ilaa 02:00 AM
Forum Convention Centre
1771 Albion Road, Rexdale,ON M9W 5S7

Wixii Faahfaahin ah ka eeg Flyer-ka hoose

Kusoo yaaca Reer Toronto