Hogaamiyihii ugu da’da weynaa Afrika oo Geeriyooday

Hogaamiyihii Wakhtiga dheer hogaaminaya Dalka Zembabe Robert Mogabi ayaa ku geeriyooday isagoo kara 95 sanadood.

Mogabi wuxuu Zambabwi ayaa Dalkiisa Madaxweyne ka ahaa in ka badan 40 sano, sanadkii 2017 ayuu Xilka Wareejiyey kadib kacdoon dheer oo lagala horyimid.

Mogabi wuxuu ku caan ahaa geesimo iyo inuu ahaa Nin Afrikaan ah oo aan jeclayn Dadka Cad.