Soomaaliland oo hor istaagtay Mashaariic ay saxiiixeen Dowlada Federaalku

Wasaarada Qorsheynta Soomaaliland ayaa diidan Mashruuc lagu dhisi lahaa Wadooyinka Berbera oo ay bixin lahaayeen Midowga Yurub.

Mashruuca waxaa saxiixay Dowlada Federaalka Sooomaaliya, laakiin Soomaaliland oo soo saartay Warsaxaafadeed waxay sheegeen in Mashaariicda iyaga loogu deeqayo ay ahaadaan kuwo aan Muqdisho lasoo marineyn.
Mashruuca horumarineed ee Midowga Yurub ugu derqay Soomaaliya ayaa waxaa qayb kamid ah laga fulinayaa Berbera, waxaana Mashrruca Saxiixay Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya,

Hoos ka akhriso Warsaxasfadeedka Soomaaliland