Jubbaland oo war kasoo saartay Xariga Wasiirkooda Amniga

Dowlada Jubbaland ayaa ka digtet cawaaqi xumada ka imaan karat Xariga Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirshiid Xasan Cabdinuur Janan Loogu heystay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho.

Shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa lagu Cambaareeyey Xariga Wasiirka.

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka