Dagaalkii Hawada ee Kismaayo iyo Villa Soomaaliya oo meel xun maraya

Dagaalka Hawada ee ka dhex bilowday Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa wuxuu Dalka la galay in hanjabaadyo hor leh.

Villa Soomaaliya ayaa shalay hanjabaad u diray Diyaaradaha Rakaabka ee Kismaayo ka howl gala, Waxaa Diyaaradaha ka yimaada Nairobi si toosa loogu sheegey iney khasab ugasoo degaan Muqdiaho, Doyaaradii shalay ka timid Nairobi waxaa lagu khashkhashaadey Hawada sare.

Qolyaha Diyaaradaha haha ee Muqdisho fadhiya ayaa dhowr jeer Hawada kula hadlay Doyaarada waxayna ku amreen iney Muqdisho kasoo degto laakiin Duuliyaha Diyaarada ayaa iska dhaga Tirstrup, wuxuuna u sheegey iney Hawada uga xaanbaxaan.

Jubbaland waxay saaka bilaabeen in la Aasaaskii samdhong cusub oo laga maamulo Hawada Jubbaland, waxaana ka caawinaya Shirkada iyo Ganacsato Reer Kenya ah kuwasoo shalay ka balan qaadey Axmed Madoobe.

Jubbaland waxay maanta ama beri warqad kasoo saaraysaa talaabada ay qaadayaan.

Puntlandi.com