Kenya oo joojisay Visaha laga qaadan jiray Wajeer ee Basaboorka Dublamaasiga Soomaalida

Dowlada Kenya ayaa bartamihii todobaadkaan Wareegto kusoo saartay in la joojiyey Visihii laga bixin jiray Garoonka Diyaaradaha Wajeer ee lasiin jiray Dadka wata Baasaboorka Dublamaasiga ee Soomaaliya.

Laga bilaabo 27 Ogoosto 2019 qofkii wata Basaboor Dublamaasi Soomaali ah wuxuu Visaha ka dalbanayaa Garoonka Diyaaradaha ee Nairobi, Wajeer waxaa loosoo marayaa oo kaliya Securoty Ceck( Baaritaan amaan).

Hoos ka akhriso wareegtada

Puntlandi.com
Nairobi